Online Bible

- Reklamy -




Luukos 14:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 “Markii uu qof kaa martiqaado xaflad aroos ah, ha fariisan meesha marti sharafta, waxaa laga yaabaa qof kaa sharaf badan in sidoo kale la martiqaaday.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Markii nin kuugu yeedho aroos, kursiga hore ha fadhiisan, waaba intaasoo isagu nin kaa murwad weyn ugu yeedho,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

8 Markii nin kuugu yeedho aroos, kursiga hore ha fadhiisan, waaba intaasoo isagu nin kaa murwad weyn ugu yeedho,

Viz kapitola kopírovat




Luukos 14:8

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy