Luukos 14:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Kadibna wuxuu iyaga weydiiyay, “Midkiin hadduu leeyahay cunug ama dibi oo uu ceel kaga dhex dhaco maalinta Sabtida ah, miyuusan isla markiiba kasoo saari lahayn?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Wuxuu iyaga ku yidhi, Kiinnee baa leh dameer ama dibi ceel ku dhacay oo aan maalin sabti ah dhaqso uga soo bixinaynin? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Wuxuu iyaga ku yidhi, Kiinnee baa leh dameer ama dibi ceel ku dhacay oo aan maalin sabti ah dhaqso uga soo bixinaynin? Viz kapitola |