Online Bible

- Reklamy -




Luukos 14:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 “Ama kaba soo qaad boqor ayaa wuxuu rabaa inuu aado dagaal uu la galayo boqor kale. Miyuusan marka hore fariisanayn si uu uga fikiro inuu awoodo toban kun oo nin inuu kaga hor imaan karo kan la imaanaya labaatan kun oo nin?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Ama boqorkee u tegaya inuu boqor kale dagaal u baxo, isagoo aan kolkii hore fadhiisan oo tashan inuu toban kun kala hor tegi karo kan labaatan kun ula imanaya?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

31 Ama boqorkee u tegaya inuu boqor kale dagaal u baxo, isagoo aan kolkii hore fadhiisan oo tashan inuu toban kun kala hor tegi karo kan labaatan kun ula imanaya?

Viz kapitola kopírovat




Luukos 14:31

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy