Luukos 14:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 “Kama mid noqon kartaan xerteyda illaa aad i jeclaataan in ka badan inta aad jeceshihiin aabayaashiin iyo hooyooyinkiin, xaasaskiina iyo caruurtiina, walaalihiin wiilal iyo gabdhaba. Iimana imaan kartaan illaa aad naftiina iga jeclaataan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Haddii qof ii yimaado oo aanu nicin aabbihiis iyo hooyadiis iyo afadiisa iyo carruurtiisa iyo walaalihiis, xataa naftiisana xer iima ahaan karo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Haddii qof ii yimaado oo aanu nicin aabbihiis iyo hooyadiis iyo afadiisa iyo carruurtiisa iyo walaalihiis, xataa naftiisana xer iima ahaan karo. Viz kapitola |