Luukos 14:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Waxaan idiin sheegayaa, in mid ka mid ah kuwii aan martiqaaday uusan dhadhamin doonin martiqaadkayga.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Nimankaas loo yeedhay midkoodna cashadayda dhadhamin maayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Nimankaas loo yeedhay midkoodna cashadayda dhadhamin maayo. Viz kapitola |