Online Bible

- Reklamy -

Luukos 14:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 “Adoonkii ayaa soo laabtay warbixintanna siiyay sayidkiisi. Kadib ninkii guriga lahaa ayaa xanaaqay oo ku yiri adoonkiisii, ‘Dhaqso banaanka aad wadooyinka iyo luuqyada magaalada oo ii keen danyarta, curyaanka, indhoolka iyo jiisaska.’

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Markaasaa addoonkii yimid, oo waxaas ayuu sayidkiisii u sheegay. Kolkaasaa sayidkii gurigu cadhooday, oo wuxuu addoonkiisii ku yidhi, Dhaqso jidadka iyo surimmada magaalada u bax oo soo kaxee masaakiinta iyo kuwa laxaadka la' iyo indhoolayaasha iyo curyaannada.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 14:21

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy