Online Bible

- Reklamy -

Luukos 14:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 “Laakiin dhamaantood waxey bilaabeen iney ka cududaartaan. Kii koowaad ayaa yiri, ‘Beer ayaan hadda dhow gatay waana qasab inaan baxo oo soo fiiriyo. Fadlan iga raalinoqo.’

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 Markaasay kulligood waxay bilaabeen inay fikir keliya ku marmarsiiyoodaan. Kii u horreeyey ayaa ku yidhi, Beer baan iibsaday, oo waa inaan tago oo aan soo arko. Waxaan kaa baryayaa inaad iga raalli ahaato.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 14:18

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy