Luukos 14:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Markii waqtigii la gaaray wuxuu diray adoonkiisii si uu ugu yiraahdo kuwii uu martiqaaday, ‘Kaalaya, wax walba waa diyaar.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 oo saacaddii cashada ayuu addoonkiisii u diray inuu kuwii loo yeedhay ku yidhaahdo, Kaalaya, waayo, haatan wax waluba waa diyaar. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 oo saacaddii cashada ayuu addoonkiisii u diray inuu kuwii loo yeedhay ku yidhaahdo, Kaalaya, waayo, haatan wax waluba waa diyaar. Viz kapitola |