Luukos 14:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Markii uu mid ka mid ah kuwii miiska wax kula cunayay Ciise uu maqlay arintaas, wuxuu Ciise ku yiri, “Waxaa barakeysan midka wax ka cuni doona xafladda boqortooyada Illaah.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Kuwa cuntada ula fadhiyey midkood, goortuu waxaas maqlay, wuxuu isaga ku yidhi, Waxaa barakaysan kan kibis ku cuni doona boqortooyada Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Kuwa cuntada ula fadhiyey midkood, goortuu waxaas maqlay, wuxuu isaga ku yidhi, Waxaa barakaysan kan kibis ku cuni doona boqortooyada Ilaah. Viz kapitola |