Online Bible

- Reklamy -

Luukos 14:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Kadib Ciise ayaa ku yiri kii martiqaaday, “Marka aad bixineysid qado ama casho, ha marti qaadin saaxiibadaa, walaalahaa iyo qaraabadaada, ama deriskaaga lacagta leh, haddii aad saas samaysid waxaa laga yaabaa iney iyaguna markooda ku marti qaadaan oo sidaas ayaa abaalkaagi laguugu guday.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Wuxuuna ku yidhi kii u yeedhay, Goortaad qado ama casho samayso, ha u yeedhin saaxiibbadaada ama walaalahaa ama xigaalkaa ama derisyadaada hodanka ah, waaba intaasoo iyaguna ay markooda kuu yeedhaan, oo ay abaalgud kugu noqotaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 14:12

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy