Online Bible

- Reklamy -

Luukos 14:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Laakiin marka lagu martiqaado, fariiso meesha ugu hooseysa, si marka qofka ku martiqaaday uu yimaado, kuu yiraahdo, ‘Saaxiib, soo fariiso meesha fiican.’ Kadib waxaad xushmad ku dhex yeelan doontaa martida kaloo dhan dhexdooda.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Laakiin goortii laguu yeedho, tag oo meesha u hoosaysa fadhiiso, si kii kuu yeedhay kolkuu yimaado uu kuugu yidhaahdo, Saaxiibow, sare u soco. Markaasaad ammaan ku lahaan doontaa kuwa cuntada kula fadhiya oo dhan hortooda.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 14:10

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy