Luukos 14:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Maalin Sabti ah, markii uu Ciise tagay inuu wax ka cuno guriga nin Farrisi ah oo madax ah, si fiican ayaa kor loogala socday. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Maalin sabti ah markuu galay mid ka mid ah kuwa Farrisiinta u sarreeya gurigiisa inuu kibis cuno, waxaa dhacay inay fiirinayeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Maalin sabti ah markuu galay mid ka mid ah kuwa Farrisiinta u sarreeya gurigiisa inuu kibis cuno, waxaa dhacay inay fiirinayeen. Viz kapitola |