Luukos 13:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Kadib Ciise wuxuu u sheegay tusaalahaan, “Nin ayaa lahaa geed berde ah oo beertiisa canabka ah ka dhex baxayay, maalin ayuu beerta yimid si uu mirro uga gurto laakiin wax mira ah kama uusan helin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Markaasuu masaalkan ku hadlay, Nin baa wuxuu lahaa geed berde ah oo beertiisii canabka ahayd lagu beeray. Waa u yimid isagoo midho ka doonaya, waxbana kama uu helin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Markaasuu masaalkan ku hadlay, Nin baa wuxuu lahaa geed berde ah oo beertiisii canabka ahayd lagu beeray. Waa u yimid isagoo midho ka doonaya, waxbana kama uu helin. Viz kapitola |