Luukos 13:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Fiiri, waa lagaaga tagay gurigaaga oo waa laguu cidleeyay. Waxaan kugu leeyahay, ima arki doontid mar dambe illaa aad ka tiraahdo, ‘Waxaa barakeysan midka ku yimaada magaca Sayidka.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Ogaada, gurigiinnii waa laydiin daayay, isagoo cidla ah. Waxaan idinku leeyahay, Ima arki doontaan ilaa aad tidhaahdaan, Waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanaya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Ogaada, gurigiinnii waa laydiin daayay, isagoo cidla ah. Waxaan idinku leeyahay, Ima arki doontaan ilaa aad tidhaahdaan, Waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanaya. Viz kapitola |