Online Bible

- Reklamy -

Luukos 13:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Dadka waxey ka imaan doonaan bariga, galbeedka, waqooyi iyo koonfur, waxeyna dhex fariisan doonaan dabaaldaga ka jira boqortooyada Illaah.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Waxay ka iman doonaan bari iyo galbeed iyo woqooyi iyo koonfur, waxayna dhex fadhiisan doonaan boqortooyada Ilaah.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

29 Waxay ka iman doonaan bari iyo galbeed iyo woqooyi iyo koonfur, waxayna dhex fadhiisan doonaan boqortooyada Ilaah.

Viz kapitola kopírovat

Luukos 13:29

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy