Luukos 13:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 “Kadibna waxaad dhihi doontaan, ‘Waan kula cabnay waana kula cunnay, waxaadna wax ku bari jirtay wadooyinkeena.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Markaasaad bilaabi doontaan inaad tidhaahdaan, Hortaada ayaannu wax ku cuni jirnay oo ku cabbi jirnay, oo jidadkayaga ayaad wax ku bari jirtay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Markaasaad bilaabi doontaan inaad tidhaahdaan, Hortaada ayaannu wax ku cuni jirnay oo ku cabbi jirnay, oo jidadkayaga ayaad wax ku bari jirtay. Viz kapitola |