Luukos 13:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Markii uu qofka guriga leh istaago oo uu albaabka xiro, waxaad istaagi doontaan banaanka idinkoo garaacaya oo leh, ‘Sayidow, albaabka naga fur.’ “Laakiin wuxuu ku jawaabi doonaa, ‘Idin ma aqaan mana aqaan meeshaad ka timaadeen.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Goortii ninkii guriga lahaa kaco oo albaabka xidho, oo aad bilowdaan inaad dibadda istaagtaan oo aad albaabka garaacdaan, idinkoo leh, Sayidow, naga fur; isaguna waa u jawaabi doonaa oo idinku odhan doonaa, Garan maayo meeshaad ka timaadeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Goortii ninkii guriga lahaa kaco oo albaabka xidho, oo aad bilowdaan inaad dibadda istaagtaan oo aad albaabka garaacdaan, idinkoo leh, Sayidow, naga fur; isaguna waa u jawaabi doonaa oo idinku odhan doonaa, Garan maayo meeshaad ka timaadeen. Viz kapitola |