Luukos 13:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Waa sida haweeney khamiir ku qastay labaatan iyo toddoba kiiloo bur ah illaa uu cajiinkii oo dhan ka faxay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Waxay u eg tahay khamiir naag intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Waxay u eg tahay khamiir naag intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen. Viz kapitola |