Online Bible

- Reklamy -




Luukos 13:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Waxey u egtahay iniin khardal ah, oo uu nin beertiisa ku beeray. Wey baxday waxeyna noqotay geed weyn, shimbirruhu cirka duulayana laamihiisa ayey buulal ka dhisteen.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Waxay u eg tahay iniin khardal ah, oo nin qaaday oo beertiisii ku riday, oo ay baxday oo geed dheer noqotay, shimbirraha cirkuna laamaheeday ku degeen.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

19 Waxay u eg tahay iniin khardal ah, oo nin qaaday oo beertiisii ku riday, oo ay baxday oo geed dheer noqotay, shimbirraha cirkuna laamaheeday ku degeen.

Viz kapitola kopírovat




Luukos 13:19

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy