Luukos 13:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Haddaba miyaysan haweeneydan oo ah ina Ibraahim, taas oo uu Shaydaanku xiray muddo siddeed iyo toban sano ah xor laga dhigi karin maalinta Sabtida?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Oo naagtan oo ina Ibraahim ah oo Shaydaanku siddeed iyo toban sannadood xidhay, miyaanay lahayn in maalinta sabtida ah laga fura xidhmaddaas? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Oo naagtan oo ina Ibraahim ah oo Shayddaanku siddeed iyo toban sannadood xidhay, miyaanay lahayn in maalinta sabtida ah laga fura xidhmaddaas? Viz kapitola |