Luukos 13:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Sayid Ciise ayaa u jawaabay oo ku yiri, “Labawejiilayaal yahow! Miyuunan midkiin maalinta Sabtida xarigga ka furin dibigiisa ama dameerkiisa xeradana kasoo bixin oo u kaxeyn inuu waraabiyo? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Laakiin Sayidka ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Labawejiilayaal yahow, mid kasta oo idinka mid ah miyaanu sabtida dibigiisa ama dameerkiisa ka soo furin golaha oo u wadin inuu soo waraabiyo? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Laakiin Sayidka ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Labawejiilayaal yahow, mid kasta oo idinka mid ah miyaanu sabtida dibigiisa ama dameerkiisa ka soo furin golaha oo u wadin inuu soo waraabiyo? Viz kapitola |