Online Bible

- Reklamy -

Luukos 13:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Maamulihii sunagogga ayaa ka xanaaqay inuu Ciise wax bogsiiyay maalintii Sabtida, wuxuuna dadkii ku yiri, “Waxaa jira lix maalmood oo aan shaqayno. Haddaba kaalaya mid ka mid ah maalmahaas ha la idin bogsiiyee, laakiin ha imaanina maalinta Sabtida.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Kii sunagogga u sarreeyey ayaa cadho ku jawaabay, waayo, Ciise maalintii sabtida ahayd ayuu wax bogsiiyey, wuxuuna dadkii badnaa ku yidhi, Waxaa jira lix maalmood oo dadkii leeyihiin inay shaqeeyaan. Maalmahaas haddaba kaalaya, ha laydin bogsiiye, ee ha imanina maalinta sabtida ah.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 13:14

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy