Luukos 12:58 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub58 Qof hadduu wax kugu dacweeyo ku dadaal inaad xalisid intaan maxkamadda lagu geynin ka hor. Haddii aadan xalininna waxaa lagu horgeynayaa xaakimka, xaakimkuna wuxuu kuu sii dhiibayaa askariga, oo xabsi ayaa lagu gelin doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH58 Goortaad cadowgaaga u raacdo xaakinka, intaad jidka maraysaan ku dadaal si aad uga baxsato, inaanu xaakinka kuu jiidin, xaakinkuna askariga kuu dhiibin, askariguna xabsiga kugu tuurin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah58 Goortaad cadowgaaga u raacdo xaakinka, intaad jidka maraysaan ku dadaal si aad uga baxsato, inaanu xaakinka kuu jiidin, xaakinkuna askariga kuu dhiibin, askariguna xabsiga kugu tuurin. Viz kapitola |