Luukos 12:54 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub54 Ciise ayaa dadka wuxuu ku yiri, “Goortaad daruur galbeedka ka aragtaan, isla markiiba waxaad is dhahdaan ‘Roob ayaa da’i doona,’ wuuna da’aa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH54 Weliba wuxuu dadkii badnaa ku yidhi, Goortaad aragtaan daruur gabbaldhac ka soo baxaysa, kolkiiba waxaad tidhaahdaan, Roob baa soo socda, oo sidaasuu noqdaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah54 Weliba wuxuu dadkii badnaa ku yidhi, Goortaad aragtaan daruur gabbaldhac ka soo baxaysa, kolkiiba waxaad tidhaahdaan, Roob baa soo socda, oo sidaasuu noqdaa. Viz kapitola |