Luukos 12:53 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub53 Aabaha iyo wiilashiisa, hooyo iyo gabdhaheeda ayaa iska soo horjeesan doona, xitaa soddohda iyo gabadheeda wey iska soo horjeesan doonaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH53 Waa kala soocmayaan, aabbe wiil ka gees ah iyo wiil aabbe ka gees ah, hooyo gabadh ka gees ah iyo gabadh hooyadeed ka gees ah, soddoh afadii wiilkeeda ka gees ah iyo afadii wiilkii soddohdeed ka gees ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah53 Waa kala soocmayaan, aabbe wiil ka gees ah iyo wiil aabbe ka gees ah, hooyo gabadh ka gees ah iyo gabadh hooyadeed ka gees ah, soddoh afadii wiilkeeda ka gees ah iyo afadii wiilkii soddohdeed ka gees ah. Viz kapitola |