Luukos 12:52 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub52 Hadda laga bilaabo, reerkii shan qof ka kooban, laba iyo saddex ayey u qeybsami doonaan oo iskaga soo horjeesan doonaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH52 Waayo, intii haddeer ka dambaysa waxaa guri ku jiri doona shan kala soocan, saddex laba ka gees ah iyo laba saddex ka gees ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah52 Waayo, intii haddeer ka dambaysa waxaa guri ku jiri doona shan kala soocan, saddex laba ka gees ah iyo laba saddex ka gees ah. Viz kapitola |