Luukos 12:47 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub47 “Adeega walboo garanayo waxa sayidkiisu uga baahanyahay inuu sameeyo oo aan diyaar u noqoneynin ama sameyneynin waxa sayidku doonayo, aad ayaa loo garaaci doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH47 Addoonkaas ogaa doonista sayidkiisa, oo aan diyaargarayn, oo aan yeelin sidii doonistiisu ahayd, wax badan waa la garaaci doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah47 Addoonkaas ogaa doonista sayidkiisa, oo aan diyaargarayn, oo aan yeelin sidii doonistiisu ahayd, wax badan waa la garaaci doonaa. Viz kapitola |