Luukos 12:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Wey u roontahay in adeegayaashu sayidkooda u yimaado iyagoo soo jeeda oo diyaar ah. Runtii waxaan idin ku leeyahay, adeegayaashaas wuu fariisin doonaa oo isagu intuu is diyaariyo ayuu u adeegi doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Waxaa barakaysan addoommadaas, kuwa sayidku goortuu yimaado, uu helo iyagoo soo jeeda. Runtii waxaan idinku leeyahay, Isagu waa guntan doonaa, oo cunto ayuu u fadhiisan doonaa, oo intuu iyaga u dhowaado ayuu u adeegi doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Waxaa barakaysan addoommadaas, kuwa sayidku goortuu yimaado, uu helo iyagoo soo jeeda. Runtii waxaan idinku leeyahay, Isagu waa guntan doonaa, oo cunto ayuu u fadhiisan doonaa, oo intuu iyaga u dhowaado ayuu u adeegi doonaa. Viz kapitola |