Luukos 12:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Maalkiina oo dhan iibiya oo lacagtana siiya masaakiinta. Oo boorsooyin aan idin ka duugoobeynin sameysta. Ku hubsada maalkiina jannada halkaasoo markii uu tuug ama cayayaan u dhowaado aan baabi’in. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Iibiya waxaad leedihiin oo sadaqo bixiya. Samaysta kiishash aan duugoobaynin, oo maal aan dhammaanaynin ku urursada jannada, meesha aan tuug ku soo dhowaan oo aan aboor ku baabbi'in. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah33 Iibiya waxaad leedihiin oo sadaqo bixiya. Samaysta kiishash aan duugoobaynin, oo maal aan dhammaanaynin ku urursada jannada, meesha aan tuug ku soo dhowaan oo aan aboor ku baabbi'in. Viz kapitola |