Luukos 12:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Wax walboo aad mugdiga ku dhahdeen iftiinka ayaa laga maqli doonaa, oo wixii aad si qarsoon dhegaha qolka gudihiisa iskugu sheegteenna maalin ayaa guryaha korkooda laga sheegi doonaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Sidaa darteed wax kasta oo aad gudcurka ku dhex tidhaahdeen, iftiinka ayaa laga maqli doonaa, oo wixii aad dhegta iskagala hadasheen qoolal qarsoon ayaa guryaha dushooda lagaga dhawaaqi doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Sidaa darteed wax kasta oo aad gudcurka ku dhex tidhaahdeen, iftiinka ayaa laga maqli doonaa, oo wixii aad dhegta iskagala hadasheen qoolal qarsoon ayaa guryaha dushooda lagaga dhawaaqi doonaa. Viz kapitola |