Luukos 12:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Ciise wuxuu xertiisa ku yiri, “Sidaas darteed ha ka welwelina noloshiina, waxaad cuntaan, ama jirkiina waxaad gashan doontaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Markaasuu xertiisii ku yidhi, Sidaa darteed waxaan idinku leeyahay, Ha ugu welwelina naftiinna waxaad cuni doontaan, jidhkiinnana waxaad huwin doontaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Markaasuu xertiisii ku yidhi, Sidaa darteed waxaan idinku leeyahay, Ha ugu welwelina naftiinna waxaad cuni doontaan, jidhkiinnana waxaad huwin doontaan. Viz kapitola |