Luukos 12:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 “Arintaas ayaa ku dhici doonta mid walboo wax kaligiis meel dhigta, oo Illaaheyna hortiisa miskiin ka ah.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Sidaas oo kale weeye kan maal urursada oo aan Ilaah u hodan ahayn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Sidaas oo kale weeye kan maal urursada oo aan Ilaah u hodan ahayn. Viz kapitola |