Luukos 12:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Kadibna waxaan nafteyda ku dhihi doonaa, “Waxaad leedahay waxyaalo fiican oo kugu filan sanado badan oo soo socda. Noloshu wey fududaatay, naso, cun, cab oo farax.” ’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 oo waxaan naftayda ku odhan doonaa, Nafay, waxaad leedahay alaab badan oo sannado badan loo dhigay. Naso oo wax cun oo cab oo farax. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 oo waxaan naftayda ku odhan doonaa, Nafay, waxaad leedahay alaab badan oo sannado badan loo dhigay. Naso oo wax cun oo cab oo farax. Viz kapitola |