Luukos 11:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Kadibna Ciise wuxuu ku yiri xertiisa, “Kaba soo qaad midkiin hadduu tago guriga saaxiibkiis habeen barkii oo ku dhaho, ‘Saaxiibow, isii cunto, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Wuxuuna ku yidhi, Kiinnee baa saaxiib leh oo saqdadhexe u tegaya oo ku odhanaya, Saaxiibow, saddex kibsood i amaahi, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Wuxuuna ku yidhi, Kiinnee baa saaxiib leh oo saqdadhexe u tegaya oo ku odhanaya, Saaxiibow, saddex kibsood i amaahi, Viz kapitola |