Online Bible

- Reklamy -

Luukos 11:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

46 Markaas ayuu ku yiri, “Idinkan ah macalimiinta sharciga xitaa hoog ayaa idin sugaya, waayo dadka waxaad ku rartaan wax culus idinkana intaad far dhaqaajisaan ma caawineysaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

46 Markaasuu ku yidhi, Idinkana waa idiin hoog, sharciga sheegayaal yahow, waayo, waxaad nimanka ku rartaan wax culus oo qaadiddoodu dhib leedahay; idinkuse farihiinna middood kuma taabataan culaabta.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 11:46

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy