Luukos 11:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Markaas ayaa mid macalimiinta sharciga ka mid ah Ciise ku yiri, “Macalinow, waxyaalahan markaad dhahdid waad na caayneysaa!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH45 Kuwa sharciga yaqaan midkood ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, markaad waxaas leedahay, annagana waad na caayaysaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah45 Kuwa sharciga yaqaan midkood ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, markaad waxaas leedahay, annagana waad na caayaysaa. Viz kapitola |