Luukos 11:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub44 “Hoog ayaa idin sugaya, waayo waxaa tihiin sida xabaalo qarsoon, oo ey dadku ku kor socdaan iyagoon garaneyn.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH44 Waa idiin hoog, waayo, waxaad tihiin sida xabaalo aan muuqanaynin; nimanka dul marayaana aanay garanaynin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah44 Waa idiin hoog, waayo, waxaad tihiin sida xabaalo aan muuqanaynin; nimanka dul marayaana aanay garanaynin. Viz kapitola |