Luukos 11:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub43 “Hoog ayaa idin sugaya Farrisiin yahow! Waayo waxaad jeceshihiin sunagogyada inaad ka fariisataan kuraasta muhiimka ah, sidoo kalana in salaan xushmad leh la idin ku salaamo markaad joogtaan suuqa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH43 Waa idiin hoog, Farrisiin yahay, waayo, waxaad jeceshihiin kursiyada hore oo sunagogyada, iyo salaanta suuqa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah43 Waa idiin hoog, Farrisiin yahay, waayo, waxaad jeceshihiin kursiyada hore oo sunagogyada, iyo salaanta suuqa. Viz kapitola |