Online Bible

- Reklamy -

Luukos 11:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 Maalintii xukunka markii la gaaro, boqoradda Koonfureed ayaa idin la istaageysa oo idin dacweyn doonta. Waayo meesha aduunka ugu fog ayey kasoo safartay si ey u maqasho xigmaddii Sulaymaan. Halkanna waxaa jooga mid Sulaymaan ka weyn.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Boqoradda koonfureed waxay xisaabta la kici doontaa dadka qarnigan, wayna xukumi doontaa, waayo, waxay ka timid meesha dhulka ugu shishaysa inay xigmadda Sulaymaan maqasho, oo bal eeg, mid Sulaymaan ka weyn ayaa halkan jooga.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 11:31

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy