Luukos 11:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Goortii ey dadkii soo bateen, Ciise wuxuu ku yiri, “Qoomkan sharta leh oo calaamada raba! Laakiin calaamad lama siin doono calaamaddii Yoonis maahee. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Goortii dadkii badnaa isugu soo ururayeen, wuxuu bilaabay inuu yidhaahdo, Qarniganu waa qarni shareed; calaamo bay doonayaan, lamana siin doono, calaamada Yoonis maahee. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Goortii dadkii badnaa isugu soo ururayeen, wuxuu bilaabay inuu yidhaahdo, Qarniganu waa qarni shareed; calaamo bay doonayaan, lamana siin doono, calaamada Yoonis maahee. Viz kapitola |