Luukos 11:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Markaas ayaa Ciise ku jawaabay, “Taasi waa run, laakiin waxaa kasii barakeysan kuwa ereyga Illaahey maqla oo adeeca.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Laakiin wuxuu ku yidhi, Runtaa, laakiin waxaa barakaysan kuwa ereyga Ilaah maqla oo xajiya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Laakiin wuxuu ku yidhi, Runtaa, laakiin waxaa barakaysan kuwa ereyga Ilaah maqla oo xajiya. Viz kapitola |