Luukos 11:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Ciise goortuu waxyaalahan oo dhan ku hadlayay, naag ayaa dadkii badnaa kasoo dhex qaylisay oo tiri, “Waxaa barakeysan hooyadii ku dhashay oo ku soo korisay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Waxaa dhacay goortuu waxyaalahaas yidhi, in qof dumar ah oo dadka ka mid ah codkeeda kor u qaadday oo ku tidhi, Waxaa barakaysan uurka ku siday iyo naasihii aad nuugtay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Waxaa dhacay goortuu waxyaalahaas yidhi, in qof dumar ah oo dadka ka mid ah codkeeda kor u qaadday oo ku tidhi, Waxaa barakaysan uurka ku siday iyo naasihii aad nuugtay. Viz kapitola |