Luukos 11:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Kadibna dib ayuu u laabtaa wuxuuna soo wataa toddoba ruux oo kale oo isaga kasii xun, weyna galaan oo halkaas ayey ku noolaadaan. Qofkaasna xaaladiisa dambe ayaa ka darnaata sidii uu markii hore ahaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Markaasuu tagaa oo wuxuu wataa toddoba jinni oo kale oo ka xunxun isaga, wayna galaan oo halkaas joogaan. Ninkaas wakhtigiisa dambe ayaa ka darnaada wakhtiga hore. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Markaasuu tagaa oo wuxuu wataa toddoba jinni oo kale oo ka xunxun isaga, wayna galaan oo halkaas joogaan. Ninkaas wakhtigiisa dambe ayaa ka darnaada wakhtiga hore. Viz kapitola |