Luukos 11:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Haddii aan anigu ruuxyada wasakhda leh ku bixiyo awoodda Be’elsebul, xertiinu maxey ku bixiyaan? Iyaga ayaa idin xukumi doona. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Anigu haddii aan jinniyada ku saaro Be'elsebul, wiilashiinna yay ku saaraan? Sidaa darteed iyagu waxay ahaanayaan xaakinnadiinna. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Anigu haddii aan jinniyada ku saaro Be'elsebul, wiilashiinna yay ku saaraan? Sidaa darteed iyagu waxay ahaanayaan xaakinnadiinna. Viz kapitola |