Luukos 11:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Maalin ayaa Ciise nin ka saaray ruuxyo wasakh leh oo aan hadli karin. Markii ruuxyadii wasakhda lahaa laga saarayna, ninkii wuu hadlay, dadkii badnaana wey yaabeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Wuxuu saarayay jinni carrab la'. Waxaana dhacay goortuu jinnigii baxay inuu kii carrabka la'aa hadlay, dadkiina way yaabeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Wuxuu saarayay jinni carrab la'. Waxaana dhacay goortuu jinnigii baxay inuu kii carrabka la'aa hadlay, dadkiina way yaabeen. Viz kapitola |