Online Bible

- Reklamy -

Luukos 10:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

40 Laakiin Maarta waxey ku mashquulsaneyd wax diyaaris kale oo loo baahnaa. Markaas ayey Ciise u timaadey oo ku tiri, “Sayidow, miyey waxba kula aheyn walaashey iney shaqada oo dhan igu dhaafto? Haddaba kac caawi ku dheh!”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

40 Laakiin Maarta waxaa jiidanaysay hawl badan, oo intay u timid ayay ku tidhi, Sayidow, miyaanay waxba kula ahayn in walaashay i daysay inaan keligay adeego? Haddaba la hadal inay ila qabato.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 10:40

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy