Luukos 10:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Isla waqtigaas Ciise oo farxada Ruuxa Quduuska ah ka buuxdo ayaa yiri, “Aabe, Rabbiga samada iyo dhulkow, waan kuu mahadcelinayaa, waayo waxan oo dhan waad ka qarisay kuwa xigmadda leh iyo kuwa wax bartayba waxaadna u muujisay kuwan yar yar, haa, Aabow, sidaas ayaa kaa farxisay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Saacaddaas qudheeda ayuu Ruuxa Quduuska ah ku reyreeyey oo yidhi, Waan kugu mahad naqayaa, Aabbow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waayo, waxyaalahan ayaad kuwa caqliga iyo garashada leh ka qarisay, oo waxaad u muujisay ilmo yaryar. Haah, Aabbow, waayo, sidaas ayaa kaa farxisay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Saacaddaas qudheeda ayuu Ruuxa Quduuska ah ku reyreeyey oo yidhi, Waan kugu mahadnaqayaa, Aabbow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waayo, waxyaalahan ayaad kuwa caqliga iyo garashada leh ka qarisay, oo waxaad u muujisay ilmo yaryar. Haah, Aabbow, waayo, sidaas ayaa kaa farxisay. Viz kapitola |