Luukos 10:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Wuxuuna ku yiri, “Waxa beerta kasoo go’aya wey badan yihiin laakiin shaqaaluhu wey yar yihiin. Haddaba Sayidka beergoyska weydiista inuu shaqaale badan beertiisa u soo diro. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Wuxuuna ku yidhi, Waxa beerta laga gooynayaa way badan yihiin, shaqaalayaashuse waa yar yihiin. Sidaa darteed Sayidka beergooyska barya inuu shaqaalayaal beertiisa u soo diro. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Wuxuuna ku yidhi, Waxa beerta laga gooynayaa way badan yihiin, shaqaalayaashuse waa yar yihiin. Sidaa darteed Sayidka beergooyska barya inuu shaqaalayaal beertiisa u soo diro. Viz kapitola |