Luukos 10:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Toddobaatan iyo labadii xertiisa ahayd ayaa farxad ku soo laabtay oo Ciise ku yiri, “Sayidow, xitaa ruuxyada wasakhda leh amar ayey naga qaateen markaan magacaaga isticmaalnay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Toddobaatankii farxad ayay la soo noqdeen, iyagoo leh, Sayidow, xataa jinniyadu magacaaga ayay nooga dambeeyaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Toddobaatankii farxad ayay la soo noqdeen, iyagoo leh, Sayidow, xataa jinniyadu magacaaga ayay nooga dambeeyaan. Viz kapitola |