Luukos 10:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 ‘Xitaa busta magaaladiina ee lugaheena ku taalo waan iska tirtireynaa si ey canaan idiin kugu noqoto, laakiin tan ogaada, boqortooyada Illaahey wey soo dhawaatay.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Xataa siigada magaaladiinna ee cagahayaga soo raacday, waannu idinku tirtiraynaa, laakiin kan ogaada, Boqortooyadii Ilaah waa dhow dahay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Xataa siigada magaaladiinna ee cagahayaga soo raacday, waannu idinku tirtiraynaa, laakiin kan ogaada, Boqortooyadii Ilaah waa dhow dahay. Viz kapitola |